Cali Guudlaawe oo Muqdisho kula kulmay Jocelyn Mason (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta qaabilay Madaxa igu sareeya Hay’adda UNDP ee Somalia Jocelyn Mason. Kulanka Cali Guudlaawe iyo Joceyn yeeaheen ayaa looga hadlay Horumarinta iyo tayeeynta Hay’addaha Dowlada Hirshabeelle, iyo Hirgalinta Mashaariic Wax ku ool ah. Madaxweynaha Hirshsbelle iyo Jocelyn Mason ayaa Sidoo kale isla afgartay in la joogteeyo … Continue reading Cali Guudlaawe oo Muqdisho kula kulmay Jocelyn Mason (Sawirro)